Kaabe Digital waa shirkad suuqgeyn dijitaal ah. oo ka shaqeysah digital marketing, Social media, branding, printing iyo events — wax walba oo ganacsigaaga ka dhigaya mid la arko.
Afar adeeg oo isku xiran — laga bilaabo sawirkaaga ugu horreeya ee baraha bulshada ilaa xayaysiis buuxa oo Internet-ka laga daawado.
Qaar ka mid ah shaqooyinkii aan u qabanay macaamiishayada. Guji mid kasta si aad si buuxda u aragto.
Qaybtan weli shaqo lama gelin.
Koox dhameystiran oo si toos ah ula shaqeysa macmiil kasta. Mashruuc walba qof baa gacanta ku haya, laga bilaabo fikradda ilaa la dhammeeyo.
Kooxda weli lama gelin.
Qiimo cad, wax qarsoon ma jiraan. Haddii aadan halkan ka helin waxa kuu qalma, waan kuu habayn karnaa xirmo gaar ah.
Wixii cusub ee Kaabe Digital la xiriira: dalacsiimo, adeegyo cusub iyo ogeysiisyo.
Haddii aadan halkan ka helin jawaabta, nala soo xiriir — waan kaa jawaabi doonnaa.
Noo sheeg waxa aad rabto. Waxaan kuugu soo jawaabeynaa 24 saac gudahood.